WAJAALE NEWS

DAAWO;-Mashaariicda Horumarineed Ee Laga Hirgaliyay Magaalada Tog Wajaale!

TOG WAJAALE(W,N)- Magaalo ganacsiyeedka tog wajaale  ee ku taal xuduudka somaliland iyo itoobiya ismarkaana kamid ah goobaha ugu samxada badan somaliland ayaa  maamulka degmadaasi waxay mashaariic kala duwan ka hirgaliyeen iyagoo dhagax dhigayna mashaariic kale/

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WAXQABADKA DEGMADA TOG WAJAALE;

Exit mobile version