Hargeysa(Wajaalenews) Xoghayaha warfaafinta Xisbiga Waddani Boobe Yuusuf Ducaale Oo Magaalada Hargeysa kula hadlay saxaafadda ayaa Sheegay in Komishanka doorashadu waajib u leeyahay arrimaha doorashada iyo muddayntooda.
https://youtu.be/5_RKg6rIny0