HARGAYSA(W,N)- Xoghaya guud ee xisbiga wadani ayaa ka dareen celiyay khudabd sanadeedkii madaxwaynaha somalialnd maalintii shalay jeediyay taasi oo uu ku tilmaama xighayaha wadani been uu ka sheegay madaxwaynuhu ismarkaana aanu jirin dhaqaale kor ukacay Somaliland
Sidoo kale xogahaya guud ee xisbiga wadani ayaa dhaliilay qaabkii madaxwaynaha Somaliland uga warbixiyay safarkii uu ku tagay dalka itoobiya iyo shirkii uu la galay madaxwaynaha somaliya
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;