Borama (WJN)- Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal lagu soo gabagabeeyay shirkii mudada sadexda cisho ah u socday Maayarada gobolada dalka Somaliland ee lagaga hadley waxyaabaha ay qaban doonaan dowladaha hoose shanta sano ee socda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka