WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Somaliland oo salaada Cidal Fidriga kula tukaday masjid-jaamaca weyn Ee caasimada hargeysa kumanaan ka mida shacbiga Somaliland.

HARGAYSA(Wajaalenews) Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu salaada Cidal Fidriga kula tukaday masjid-jaamaca weyn ee caasimada hargeysa kumanaan ka mida shacbiga Somaliland.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Iyada oo guud ahaanba dalka iyo caalam islaamba maanta loo dareeray salaada ciidal fidriga, Madaxweynuhu Salaada ka dibna waxa uu shacbiga iyo ummadda islaamka ugu duceeyey in sanadkan sanadkiisa ay ku gaadhaan bash-bash barwaaqo iyo  nabadqab, inta xanuunada u jiifta ka dulqaado oo uu ugu bedelo caafimaad taama.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

 

Salaada ka dibna waxa uu madaxweynuhu qasriga madaxtooyada ku qaabiley ciroole iyo caruurba oo halkaa madaxweynaha ku gacan qaaday uguna hambalyeynayey maalinta ciidal fidriga awgeed.

Exit mobile version