WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kulan Lagaga Hadlayay Mashruuca Maamul Daadajinta Gplg Layeeshay Degmooyinka.

GABILEY(W,N)- Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa kulan lagaga hadlayay mashruuca maamul daadajinta ee gplg ku qabtay magaalada gabiley.

Kulankan ayaa waxaa kasoo qaybgalay degmooyinka hoos yimaada gobolka gabiley.

Waxaana kulankaasi ka hadlay badhasaabka gbolka gabiley iyo maayarka maagalada gabiley maxamed-amiin cumar cabdi oo ay weheliyaan mudanayaal katirsan golaha deegaanka

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version