WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Oo Dardaaran Udiray Dhalinyarada Ufadhisanaysa Imtixaanka Shaqo Qaran.

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xafiiska imtixanaadka qaranka Daa,uud Axmed Faarax ayaa ka hadlay inka badan 400 oo dhalinyaro ah oo ufadhiisanaysa imtixaanka shaqo qaranka maalmaha soo socda

Gudoomiyaha xafiiska imtixanaadka ayaa soo bandhigay shuruudaha looga baaha yahan dhalinyarada galisay imtixaankaasi isagoo kula dardaarmay in ay ku kalsoonaadaan aqoontooda islamarkaana ilaaliyaan Nidaamka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version