HARGAYSA(W,N)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur Madow oo kamid madax dhaqameedka beelaha harbar jeclo ayaa eedihii ugu cuslaa ku miisay madaxwayne biixi kana soo horjeestay heshiiskii ay wada gaadheen xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka
Sidoo kale boqor buurmadow ayaa golaha baarlamaanka ugu baaqay in ay madaxwayne biixi ku qadaan khiyaamo qaranka iyo sharci jabin,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;