WAJAALE NEWS

DAAWO;-Abwaan Hure Walan Wal Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Cafiyo Wariye Coldoon.

HARGAYSA(W,N)-Abwaan Hure Walan wal oo kamid abwaanada gayiga somaliland sida wayn looga yaqaano ayaa baaq culus udiray madaxwaynaha somaliland  isagoo usoo jeediyay in uu xoriyadiisa soo celiyo cabdi maalik coldoon oo mudo ku xidhan  xabsiga

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

 

Exit mobile version