WAJAALE NEWS

DAAWO;-Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Beeniyay Kamid Ahaanshaha Aqoonyahan Warqad Furan Udiray Madaxwayne.

HARGAYSA(W,N)-Abwaan cabdilaahi xasan ganey ayaa beeniyay in uu kamid ahaa aqoonyahan madaxwayne biixi udiray warqad furan oo xanbaarsan fariimo muhiim

Abwaan cabdilaahi oo kamid ahaa magacyada ku sexeexnaa warqada furan ayaa sheegay in laga been abuuray islamarkaana aanu kamid ahayn dadka qoraalkan sameeyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version