WAJAALE NEWS

Daawo: 6 Qof oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur oo Ka Dhacay Inta U dhexaysa Sheekh iyo Burco

Berbera (WJN)- Ugu yaraan Lix Qof ayaa ku dhintay halka Shan qof oo kalena ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo maanta ka dhacay inta u dhaxaysa magaalooyinka Sheekh iyo Burco, waxaana dhaawacii iyo dhimashadii la soo gaadhsiiyay Cisbitaalka magaalada Burco.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version