WAJAALE NEWS

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Si Khaldan Looga Baahiyay.

BERBERA(W,N)- Xildhiaan Siciid Cilmi rooble oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa raali galin ka bixiyay hadalo uu nin uu khadka kula hadlay si anshaxa ka baxsan ugu baahiyay baraha bulshada kaasi oo ay dhibsadeen beelo kamid kuwa reer Somaliland

Xildhibaan siciid cilmi ayaa cidkasta oo uu hadalkiisa gaadhay uu ka raali galinayo isagoo xusay si khalad ah wax uga dhaceen ninka uu la hadlayay aanu ahayn qof normal ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version