|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Si Khaldan Looga Baahiyay.
January 1, 2020 - Written by Editor:BERBERA(W,N)- Xildhiaan Siciid Cilmi rooble oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa raali galin ka bixiyay hadalo uu nin uu khadka kula hadlay si anshaxa ka baxsan ugu baahiyay baraha bulshada kaasi oo ay dhibsadeen beelo kamid kuwa reer Somaliland Xildhibaan siciid cilmi ayaa cidkasta oo uu hadalkiisa gaadhay uu ka raali galinayo isagoo xusay si khalad ah wax uga dhaceen ninka uu la hadlayay aanu ahayn qof normal ah HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo Xisbiga Waddani Oo Nasiib Daro Ku Tilmaamey In Madaxwaynaha Somaliland Ka Qaybgali Waayo Qalin... DAAWO; Sheekh Reer Gabiley Oo Ka Hadlay Mucaaridnimadu Waxay Tahay Iyo Cida Xukuumada Dhaliili Karta... Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Umagacaabay Siyaasi Max... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|