Hargeysa (WJN)- Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa maanta munaasibad sagootin ah u qabatay Agaasimihii hore ee Maamulka iyo Lacagta ee Wasaaradaasi Cabdikariin Faarax Xasan (Filan-waa).
Munaasibadan oo ka qabsoontay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed, Agaasimaha guud ee Wasaaradaasi, Agaasimeyaasha waaxaha kala duwan ee Wasaaradaasi, Shaqaalaha wasaarada Ciyaaraha, Wasiirkii hore ee Wasaarada Ciyaaraha Cali Siciid Raygal, Agaasimihii hore wasaaradaasi Maxamed Xuseen Dhabeeye iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka