Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey hadalo maanta ka soo yeedhay xoghayaha guud ee xisbigaas kaas oo ahaa in aanu Jaamac ku hadali karin afka xisbiga Kulmiye.
Jaamac Shabeel ayaa waxaa uu xoghaye xassan Siciid ku eedeyey in uu ka mid ahaa ragii ka shaqeyn jiray shirqoolka madaxweyne Muuse Biixi wakhtigii uu tartanka ku jiray.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka