WAJAALE NEWS

Suldaanka Guud Ee Beelaha Jsl Oo Si Adag Uga Hadlay Dacwad Madaxwaynuhu Ka Gudbiyay Gudoomiye Faysal,Sheegayna In Aan Qoysna Qoys Xidhi Karin!

HARGAYSA(W,N)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Ayaa si adag uga hadlay xadhiga la sheegay in xukuumada madaxwayne biixi la damacsan tahay gudoomiyaha xisbiga ucid

Suldaan maxamed cabdiqaadir ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay hadii uu xisbiyada mucaaridka kaga adkaaday doorashadii in aan laga yeelayn in uu ku xadgudbo

Sidoo kale suldaan maxamed ayaa sheegay in aan qoysna qoys xidhi Karin Somaliland gudoomiye faysal uu kasoo jeedo cid

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version