WAJAALE NEWS

Qurba Joog Dalbaday In Maxkamad Lasoo Taago Gen Cabdiraxmaan Guulwade Oo Dhawaan Qirtay Xasuuqii Shacabka Somaliland.

HARGAYSA(W,N)- Qaarkamid ah qurba joogta reer somaliland ee ku dhqan dalka sweden ayaa caalamka iyo dalka uu degen yahay gen cabdiraxmaan guul wade ka dalbatay in maxkamad deg deg ah lasoo taago kadib markii dhawaan sheegay in ay sax ahayd dayuuradihii siyaad bare ku garaacay shacabka somaliland

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

https://youtu.be/UKdiDXbqKQg

Exit mobile version