Qurba Joog Dalbaday In Maxkamad Lasoo Taago Gen Cabdiraxmaan Guulwade Oo Dhawaan Qirtay Xasuuqii Shacabka Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qurba Joog Dalbaday In Maxkamad Lasoo Taago Gen Cabdiraxmaan Guulwade Oo Dhawaan Qirtay Xasuuqii Shacabka Somaliland.
January 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Qaarkamid ah qurba joogta reer somaliland ee ku dhqan dalka sweden ayaa caalamka iyo dalka uu degen yahay gen cabdiraxmaan guul wade ka dalbatay in maxkamad deg deg ah lasoo taago kadib markii dhawaan sheegay in ay sax ahayd dayuuradihii siyaad bare ku garaacay shacabka somaliland

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

https://youtu.be/UKdiDXbqKQg

COMMENTS
LINKS