WAJAALE NEWS

Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Oo Fariin U Diray Komishanka Doorashooyinka Uguna Baaqay In Ay Is Casilaan

Hargaysa(WJN:Hogaamiyaha xisbiga wadani mudane Xirsi Xaaji Cali oo ku hadlayay afka xisbigiisa iyo ka xisbiga ucid ayaa fariin u diray gudida doorashooyinka qaranka waxana uu ugu baaqay in ay is casilaan oo ay u tanaasulaan bulsahda reer somaliland si doorasho u qabsoonto iyaguna u helaan magac iyo sharaf

xirsi isaga oo hadalkiisa sii wata waxa kale oo uu fariin hawada u mariyay madaxwaynaha jamuuriyada somaliland muuse biixi cabdi oo uu sheegay in uu kala qaybqaato sidii komishanku isku casili lahayeen.

https://youtu.be/Nr0O08eMPZ4

Exit mobile version