Hargaysa(WN)muj.Boobe Yuusuf Decaale oo ka mid ahaa mujaahidiintii ururkii dhaqdhaqaaqa SNM ayaa si kulul uga hadlay hadalo deel qaaf ah oo dhawaan ka soo yeedhay C/raxmaan Guulwade oo goob fagaare ah ka sheegay inay xaq ahayd duqayntii magaalada Hargaysa u gaysteen dargigii Maxamed Siyaad Bare taasi oo fajiciso ku noqotay guud ahaan shacabka Somaliland.
Halkan ka Daawo Warkan:
https://www.youtube.com/watch?v=9zafc2otJKI