HARGAYSA(W,N)- Qoraa Cali Dool Axmed oo kamid shakhsiyaadka reer Somaliland ee ka faalooda marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay Somaliland ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay wada hadalada Somaliland iyo somaliya ee aan wali wax midho dhal ah laga gaadhi iyo xusuusta wada hadaladii SNM La gashay somaliya
Sidoo kale qoraa cali qoryoolay ayaa eedo culus ujeediyay wasiiradi iskaga kala danbeeyay wasaarada duulista iyo hawada xukuumadii axmed silaanyo uu u ku eedeeyay in ay ku kaceen khiyaamo qaran
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;
https://youtu.be/3qKx30i5x8Y