|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Qoraa Cali Qoryoolay Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay!
January 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Qoraa Cali Dool Axmed oo kamid shakhsiyaadka reer Somaliland ee ka faalooda marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay Somaliland ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay wada hadalada Somaliland iyo somaliya ee aan wali wax midho dhal ah laga gaadhi iyo xusuusta wada hadaladii SNM La gashay somaliya Sidoo kale qoraa cali qoryoolay ayaa eedo culus ujeediyay wasiiradi iskaga kala danbeeyay wasaarada duulista iyo hawada xukuumadii axmed silaanyo uu u ku eedeeyay in ay ku kaceen khiyaamo qaran HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN; https://youtu.be/3qKx30i5x8Y Related posts:DAAWO: Hees Cusub Oo Loo Sameeyay 18 May Oo Haatan Daawaha Laga Soo Qaaday IYO kooxdii Xulka Qarniga “Miskiinkan Farmaajo Horta Ma Geenyadii Bixin Ee Markay Ceelka Timaadoba, Iyadoon Biyihii Afka Saari... Markii Cigaal Ku Dhawaaqay Nidaamka Xisbiyada Badan, Sababta Ugu Weyni Waxay Ahayd Inuu Dalku Kaga B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|