WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Abgaal Oo Fariin Culus Udiray Madaxwayne Biixi.

HARGAYSA(W,N)- Siyaasi Maxamed jaamac Abgaal Oo kamid siyaasiyiinta reer somaliland ee gobolka awdal ayaa ka hadlay xaalada dalka isagoo sheegay in ay somaliland ceebtay 28sano oo ay jirty marwalba in la yidhaa muranka asxaabta waxaa dhameeyay odoyaal

Sidoo kale siyaasi abgaal ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu iska daayo dhaqaale urursiga iyo boobka hantida qaranka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version