WAJAALE NEWS

Daawo: Xildhibaan Xasan Shahar Oo dhalishii Ugu Cuslay U Soo Jeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani

vlcsnap-2016-11-07-17h11m16s87Hargeisa(WJN):Xildhibaan Xasan Shahar ayaa dhaliilo is xanbaarsan u soo jeediyay xisbiga mucaarid ka ah ee wadani oo uu gudoomiyaha xisbiga abdirxaman (ciro ) ku eedeeyay in uu meel marin laahay xeerkii caasimada iyo  xeerar kale oo muhiim ah.
sidoo kalena waxa uu ka warbixiyay waxqabadyada kala duwan ee ay fuliyeen hadii ay tahay dhisida wadooyinka iyo qurxinta bilicda caasimada hargeisa

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version