BURCO(W,N)-Gadiidka jaadka egeeya magaalada burco ataa saaka jabiyay amar uu dul dhigay maayarka magaalada burco oo sheegay in aan gudaha magaalada aanu soo galin
Jaadlayaasha ayaa saaka xoog ku galiyay gudaha magaalada iyagoo ay saaran yihiin rag hubaysani
Dhanka kale maayarka magaalada burco ayaa dareen celiyay talaabadan isagoo sheegay in aan loo dul qaadanayn ficilka ay sameeyeen jaadlayaashu
Maayar muraad ayaa ku hanjabay hadii badhasaabku wax ka qaban waayo arintani uu qof walba qorigiisa lasoo dhex gali magaalada
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;