WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sheekh Xasan Deheeye Oo Badhasaabka Gobolka Awdal Ku Eedeeyay Illah Cay & Diin Cay + fariinta Uu Udiray Xukuumada.

BOORAMA(W,N)- Sheekh xasan daheeye oo kamid ah culimada magaalada boorama islamarkaana ah xubnaha sida wayn u dhaliila xukuumada ayaa sheegay in badhasaabka gobolka awdal uu diinta cay iyo ilaah cay ku kacay isagoo sheegay in xukunkiisu yahay dil ugu baaqay in toobad keeno

Dhanka kale sheekh xasan daheeye ayaa madaxwayne biixi iyo wasiirka arimaha gudaha u kala diray fariimo culus,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version