BOORAMA(W,N)- Sheekh xasan deheeye oo kamid culimada magaalada boorama ayaa ka hadlay koox dablay ah oo habeenkii xalay weerar kusoo qaaday saldhiga magaalada boorama oo uu ku eedeyay in ay xukuumada ka danbayso
Dhanka kale sheikh xasan deheeye ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii wasiir kuxigeenka arimaha guduhu shalay ka sheegay magaalada boorama ee la xidhiidhay arinta diin cayga badhasaabka iyo eeda culimada magaalada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;