WAJAALE NEWS

DAAWO;-Prof Cabdi Cali Oo Xukuumada Madaxwayne Biixi Ku Tilmaamay Mid Ganacsatada U Adeegaysa, Balse Aan Shacabka Dan Ka Lahayn,

HARGAYSA(W,N)- Prof Cabdi Cali Jaamac Oo kamid ah dhaqaale yahayka reer somaliland Xilalna kasoo qabtay xukuumadii siilaanyo tan madaxwayne biixi  ayaa ka hadlay saamaynta ay bulshada  ku keenayso nidaamka ecash ee xukuumadu dhwaan shaacisay in shaqaalaha dawlada lgu siin doona mushaharka isaga oo sheegay in ay keenayso lacagta kaashka ah oo suuqa laga waayo

Sidoo kale prof cabdi cali ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku tilmaamay mid  ushaqaysa ganacsatada waawayn oo ay heshiish lagashay balse aan ahayn mid dayarta u adeegaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version