WAJAALE NEWS

“Ciidanka Dab Damiska Ee Gobolka Sanaag Oo Ku Guulaystay Dabinta Dab Ka Kacay Beeraha Ceerigaabo.

CEERIGAABO(W,N)-Ciidanka dab damiska ee gobolka sanaag ayaa bakhtiiyay dab ka kacay beeraha magaalada ceerigaabo agteeda.

Sidoo kale ciidamada ayaa ku guulaystan daminta dabkan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN

Exit mobile version