GABILEY(W,N)- Munaasibad baaladhan oo lagudaahfurayay xafiiska haayada diwaanka sakada iyo samafalka gobolka gabiley.
Waxaana munaasibada daahfurka kasoo qaybgalay wasiirada isgaadhsiinta shaqada iyo arimaha bulshada ,agaasimaha guud ee wasaarada maalgashiga iyo maamulka gobolka gabiley.
Xafiiska ayaa waxaa furitaankiisa hindisay maamulka dawlada hoose oo uu hormuud ka yahay maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;