WAJAALE NEWS

Xisbiyada Mucaaridka Oo Booqday Qoysas Danyar ah Oo Xukuumadu Dhulkii Ay Degenaayeen Ka Barakicisay!

HARGAYSA(W,N)- Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa saaka booqday qoysas danyar ah oo bariga magaalada hargaysa dhulkii ay degenaayeen dawlada hoose cid kale soo siisay

Xisbiyada mucaaridka ayaa fariin culus udiray xukuumada iyo maamulka dawlada hoose ee hargaysa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version