WAJAALE NEWS

Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Xadhiga Ramaax Iyo Dacwado Kale Oo Ay Xeer Ilaalintu Sheegtay In Loo Hayso.

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin xisbiga ucid ayaa ka hadlay arimo ay kala kulmiyeen xeer ilaalinta iyo maxkamada ooh or istaagay siidaynta siyaasi ramaax kadib markii uu dacwadii uu u haystay gudoomiyaha baarlamaanku ka noqday

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version