HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin xisbiga ucid ayaa ka hadlay arimo ay kala kulmiyeen xeer ilaalinta iyo maxkamada ooh or istaagay siidaynta siyaasi ramaax kadib markii uu dacwadii uu u haystay gudoomiyaha baarlamaanku ka noqday
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;