PARIS(W,N)-Wakiilka Somaliland ufadhiya dalka faransiiska Cali Xasan Ismaaciil ayaa ka qaybgalay shirkii 45aad ee rugaha ganacsiga ee wadamada ku hadla afka faransiiska oo ka dhacay dalka marooko ee qaarada Africa.
Wakiilka Somaliland ayaa ka warbixiyay waxyaabihii lagaga hadlay shirkan iyo faa,iidada ugu jirta Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;