Hargeysa(W,N)-Dawladda Maraykanka ayaa la filayaa inay wefti sare u soo dirto caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo Madaxweyne Biixi ku dhiirigelin doona in meesha laga saaro caqabadaha hortaagan doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;