Maraykanka Oo Madaxweyne Biixi U Soo Diraya Wefti Culus Oo Kala Hadlaya Arrimaha Doorashooyinka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maraykanka Oo Madaxweyne Biixi U Soo Diraya Wefti Culus Oo Kala Hadlaya Arrimaha Doorashooyinka!
December 28, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa(W,N)-Dawladda Maraykanka ayaa la filayaa inay  wefti sare u soo dirto caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo Madaxweyne Biixi ku dhiirigelin doona in meesha laga saaro caqabadaha hortaagan doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS