CEEL AFWAYN(W,N)- Maayarka Magaalada ceel Afwayn Ee gobolka sanaag ayaa ka hadlay dilal kala duwan oo ka dhacay deegaanada gobolada sool iyo sanaag isagoo tacsi diray ehelada laba qof ee xalay iyo saaka la kala dilay.
Maayarka ayaa fariin udiray shacabka gobolada ku dhaqan isagoo xusay halka ay maraysay nabadayntii colaada ceel afwayn.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;