WAJAALE NEWS

Maayarka Caasimada Oo Kulan La Yeeshay Shirkadaha Xashiishka Ka Qaada Xaafadaha Magaalada.

HARGAYSA(W,N)- Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargayasa ayaa kulan la yeeshay shirkadaha xashiishka ka qaada degmooyinka magaalada.

Maayarka caasimada ayaa shirkadaha ku wargaliyay sidii ay u ilaalin lahaayeen magaalada uga guri lahaayeen qashinka si loo helo magaalo nadiif ah caafimaadka shacabka loo wada ilaalin lahaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version