Maayarka Caasimada Oo Kulan La Yeeshay Shirkadaha Xashiishka Ka Qaada Xaafadaha Magaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Oo Kulan La Yeeshay Shirkadaha Xashiishka Ka Qaada Xaafadaha Magaalada.
December 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargayasa ayaa kulan la yeeshay shirkadaha xashiishka ka qaada degmooyinka magaalada.

Maayarka caasimada ayaa shirkadaha ku wargaliyay sidii ay u ilaalin lahaayeen magaalada uga guri lahaayeen qashinka si loo helo magaalo nadiif ah caafimaadka shacabka loo wada ilaalin lahaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS