WAJAALE NEWS

Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Dareen Celiyey Musharaxnimada Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Cadeeyey Hankiisa Gudoomiyenimo.

Hargeisa(W.N):-Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Dareen Celiyey Musharaxnimada Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Cadeeyey Hankiisa Gudoomiyenimo.

Gudoomiye Ku Xigeenka labaad ee xisbiga muxaafidka ee kulmiye Axmed Cabdi Dheere oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ka waramay halka ay Mawqif ahaan ka taagan yihiin Musharaxnimada siyaasi maxamuud xaashi cabdi oo ku dhawaaqay inuu u taaganyahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka.

https://youtu.be/IaoZ7XrDZTo

 

 

Exit mobile version