HARGAYSA(W,N)-Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku edeeyay in ay iyadu hortgaan tahay dhamaystirka xeerka saxaafada somaliland
Sidoo kale hogaamiye xirsi ayaa ka hadlay waxyaabihii ay saxaafada la qaban jireen markii uu wasiirka ahaa iyo dadaalo badan oo ay galiyeen
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;