Hargeysa (WJN) – Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), ayaa sheegay in loo diiday inuu galo gudaha garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa.
Xildhibaan Nac Nac ayaa waxa uu tallaabadaas ku tilmaamay mid aanu keligii ku ahayn ee ah dagaal Xukuumadda iyo Ciidanka ammaanku ku hayaan Xildhibaannada Baarlamaanka, waxaanu intaas ku daray inaanay Xildhibaannadu wada Mudane Dhakool ahayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com