WAJAALE NEWS

Hay’ada Nabad Sugida Somalia Ee Nisa Oo Sheegtay In Qaraxii Muqdisho Uu Danbeeyay Dal Shisheeye!

MUQDISHO(W,N)-Haayada nabad sugida somaliya ee somaliya ayaa sheegtay in uu qaraxii magaalada muqdisho ka dhacay ee ay ku dhinteen boqolaalka qof uu danbeeyay dal shisheeye wallow aanay xusin ka uyahay iyo magaca dalkuba

Dhanka kale siyaasi cabdiraxmaan cabdihsukuur ayaa eedo culus ujeediyay haayada Nisa oo uu sheegay in ay ku fashilan tahay shaqadeedii

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Hay'ada Nabad Sugida Somalia Oo Qaraxii Muqdisho Ku Eedaysay Dal Shisheeye

Exit mobile version