WAJAALE NEWS

Guri Ku Dumay Xaafada Bir-jeex Ee Magaalada Hargaysa Oo Sobobay Dhimashada Afar Qof Oo Isku Qoys ah.

HARGAYSA(W,N)-Guri ku dumay xafada bir jeex ee magaalad ayaa sobobay dhimashada qoys ka kooban afar qof oo is dhalay aabe iyo hooyo iyo laba caruur ah oo ay dhaleen kadib markii uu kusoo dumay guriga ay jireen oo cariish ahaa dayr ay hoos degenaayeen halka ay ku nafwayeen qoys dhami.

Alle haw naxariistee Laba Caruura,Aabahood iyo Hooyadood ayaa maanta ku dhintay Guri ku dumay Xaafadda Birjeex ee Magaaladda Hargeysa.

Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa ka hawlgalay maydkana ka soo saaray guriga dumay.

Maydka ayaa hadda la keenay cisbitaalka weyn ee Magaalada Hargeysa.

https://youtu.be/nfzogKDPY-o

Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska
Hargeysa Somaliland
@SomalilanFire

Exit mobile version