WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay Wada Yeesheen Waftigii Ka Socday Beesha Caalamka.

HARGAYSA(W,N)- Wafti balaadhan oo ka socday beesha caalamka ayaa kulan xafiiskiisa kula yeeshay gudoomiyaha maxkamada sare ee jsl Dr aadan xaaji cali.

Gudoomiyaha maxkamada sare ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ay ka wada hadleen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/RFwSPKFylF4

Exit mobile version