WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Salaadii Ciida Shacabka Kula Tukaday Maskid Jaamaca Hargaysa!

HARGAYSA(W,N) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo salaadda Ciidal Adxada la tukaday kumanaan ka mida shacbiga ku dhaqan Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version