Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Salaadii Ciida Shacabka Kula Tukaday Maskid Jaamaca Hargaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Salaadii Ciida Shacabka Kula Tukaday Maskid Jaamaca Hargaysa!
August 11, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo salaadda Ciidal Adxada la tukaday kumanaan ka mida shacbiga ku dhaqan Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS