HARGAYSA(W,N)- Waxgarad iyo odayaaal kasoo jeeda qoys dhawaan guri ku dumay Magaalada Hargaysa Ay ku geeriyoodeen Aabe, Hooyo iyo Laba caruur ah oo wiil ka hadhay ku dhex dayacan yahay magaalada hargaysa isalamarkaana waxba aanay ka fulin balan qaadii madaxwaynuhu sheegay in in gurmad loogu fidinayo wiil yar oo ka hadhay qoyskan.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;