DAAWO;-Waxgarad Si Qiiro Leh Uga Hadlay Qoys Dhawaan Guri Ku Dumay Hargaysa Ku wada Geeriyooday Oo Wiil Ka Hadhay Dayacan Yahay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waxgarad Si Qiiro Leh Uga Hadlay Qoys Dhawaan Guri Ku Dumay Hargaysa Ku wada Geeriyooday Oo Wiil Ka Hadhay Dayacan Yahay!
December 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Waxgarad iyo odayaaal kasoo jeeda qoys dhawaan guri ku dumay Magaalada Hargaysa Ay ku geeriyoodeen Aabe, Hooyo iyo Laba caruur ah oo wiil ka hadhay ku dhex dayacan yahay magaalada hargaysa isalamarkaana waxba aanay ka fulin balan qaadii madaxwaynuhu sheegay in in gurmad loogu fidinayo wiil yar oo ka hadhay qoyskan.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS