WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Wasaarada Biyaha Oo Caynabo ka Dhagax Dhigay Ceel Biyood.

CAYNABO(W,N)-Wasiirka Wasaarada biyaha somaliland Maxamed Muuse Diiriye Oo ay weheliyaan wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada iyo masuuliyiin kale  ayaa magaalada caynabo ka dhagax dhigay ceelbiyod laga hirgalinayo gobolka saraar kaasi oo ah ceel biyo macaan.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version